Kenya oo si layaab leh uga jawaabtay Dacwadii dowlada Somalia u gudbisay Hay’ada ICAO

Hay’adda Duulista hawada Soomaaliya ayaa dhawaan dacwad ka dhan ah dowlada Kenya u gudbisay hay’adda maamulka Hawada u qaabilsan Qaramada Midoobey ee loo soo gaabiyo ICAO. Diyaarad kasoo duushay magaalada Nairobi ayaa jabisay xayiraad ay soo saartay dowlada Soomaaliya, kadib markii diyaaradan iyada oon fasax heysan si toos ah uga degtay magaalada Kismaayo . Masuul katirsan … Continue reading Kenya oo si layaab leh uga jawaabtay Dacwadii dowlada Somalia u gudbisay Hay’ada ICAO